Ganacsade Kunool Magaalada Minnesota Ee Cariga Mareykan Oo Maryaha Somalida Kaga Iibiya Inuu Magacyada Qabiiladooda Ugu Soo Qoro+Daawo Sawirada
June 25, 2018 - Written by Berbera Today
Waa Cismaan Axmed Abdoo oo ah ganacsade ka ganacsada Dharka. Wuxuu joogaa gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka.
Si ganacsigiisu u horumaro ayuu dharka uu iibiyo kusoo daabacay magacyada qabiillada Soomaalida.
Dadku waxay leeyihiin waa nin fahmay waxay soomaalidu jeceshay.
