Maxaa Sabab U Ah In Madaxweyne Erdogan Doorashada Ku Guuleysto”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
June 25, 2018 - Written by Berbera Today
Ankara(Berberatoday.com)-Hogaamiyaha mudada dheer ee dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa marki labaad ku guu;leystay Madaxweynanimada dalkaasi turkigaiyada oo la tiriyey codadki doorashada laga dhiibtay 99 boqolkiiba sida ay ku warramayso warbaahinta dowladda.
Mr Erdogan ayaa waxa uu doorashada ugu guuleystay hogaaminayaa boqolkiiba 52.5, halka ninka dhaw ee ay ishayeen ee Muharrem Ince uu uruursaday boqolkiiba 30.7.
Erdogan ayaa la xaqiijiyey inuu helay 52.5codadka la dhiibtay oo dhan, uuna marlabaad ku guuleystay madaxweynanimada dalkaasi oo ay guusha sidaas ku raacday oo aanan la aadi doonin wareeg labaad.