Maxamed Saalax oo Mid Kamida Wadamadda Yurub Siiyay Jinsiyad Cusub Iyo Muxuu Ku Mutaystay?
June 26, 2018 - Written by Berbera Today
Mosco(Berberatoday.com)-Hoggaamiyaha dalka Jejnia Ramzan Kadyrov ayaa ku dhawaaqay in ciyaartooyda Liverpool Maxamed Saalax la siiyay jinsiyad sharafeed.

Salaax ayaa ku sugan dalka Ruushka, halkaas oo uu kaga qeybgalayo koobka kubadda adduunka, goobta tabobarkiisana waa magaalada Grozny ee caasimadda jamhuuriyadan Ruushka ka tirsan ee Jejnia.