berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Barnaamij Xafiiska Wacyigelinta Madaxtooyada Somaliland Soo Saaray Oo Indhaha Bulshada Soo Jiitay
June 27, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Barnaamij la magac-baxay; “Beero oo Baahi Reeb” kaas oo indhaha Bulshada in badan oo ka mid ah si fiican u soo jiitay, ayuu soo saaray Xafiiska Wacyigelinta Madaxtooyada Somaliland, isla markaana la xidhiidha Tacabka horumarinta Beeraha Somaliland ee ay waddo Wasaaradda Beeraha, ayaannu jeclaysannay inaannu qaabka loo sameeyey oo Farshaxannimo ka muuqato iyo Habka Hawl Wasaaraddaas, Madaxdeeda iyo Hawladeennadeeda kala duwanba ku cusub loo bilaabay toddobaadkan.

BEERO OO BAAHI REEB XAFIISKA WACYIGELINTA MADAXTOOYADA SOMALILAND

 

 

 

 

 

 

 

 

 

beero oo baahi reeb 1

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Barnaamijkan uu Xafiiska Wacyigelinta Madaxtooyada Somaliland diyaariyey ahaa muujinaya Masuuliyiinta ugu sarraysa Wasaaradda Beeraha, Madax-waaxeedyada Wasaaraddaas iyo weliba Hawl-wadeenno ka tirsan Wasaarradda oo gacantooda kaga shaqaynaya Mashruuca Wax-soo-saar ee Banka Wajaale oo ay Beertay Wasaaradda Horumarinta Beeruhu.

Barnaamijkaas oo aannu u aragno inuu yahay mid ku dayasho mudan, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews