berberatoday.com
Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey Oo Maanso Ku Cabiray Dhibaatada Colaada Ceel-afwayn Iyo Cida Ka Gaabisay
June 28, 2018 - Written by Berbera Today

Hargaysa(Berberatoday.com)-Hal-abuurka Da,dayar Ee Reer Somaliland ayaa xalay Munaasibad loogu magac Daray “Suugaanta Nabadaynta Ceel- Afwayn ku Qabtay Huteel Maansoor ee magaalada Hargaysa Taasi oo ay kasoo qaybgaleen boqolaal Dhalinyaro ah iyo Aqooyahano, Madaxdhaqameed iyo bulshada qaybaheeda kala duwani.

Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey oo kamid ahaa kooxdan ayaa  Madashan ka jeediyay Weedho uu ku cabirayo wixii ay Indhahooda kusoo Arkeen Iyo  Cida ka Gaabisay waxka Qabashada Colaada Ceel-afwayn.

Sidoo kale Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey ayaa munaasibada ka Tiriyay  Maanso uu Kaga Hadlo Dhibta colaada  Sokeeyuhu  leedahay iyo Doorkii culimada, Iyo Siyaasiyiinta oo ka maqan  gurmada arintan,

Halkan ka Daawo Maansada Iyo Nuxurka ay Xanbaarsan Tahay,

 

 

 

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews