Boqor Buurmadow Oo Shaaciyey Inuu Wado Cusub Oo Siyaasadeed Jeexan Doono , Kuna Socdo Dhinacii Xirsi Joogay ” Ma Ahi Nin Xadhigii Yaraa Ku Baqanaya ..”
June 28, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Boqor Cismaan Maxamuud Buurmadow ayaa sheegay in uu soo waddo majare siyaasaddeed oo cusub dhawaanna daboolka ka qaadi doono mawqifkiisa kadib xadhigii lagula kacay isla markaana uu warbaahinta la hadali doono bishan shuwaal marka ay baxdo
