Daawo Muuqalka”Wararkii Ugu Danbeeyey Ee Xalada Tukoraq Iyo Hay’adda Icj Oo Qaylo Dhaan Soo Saartey
June 28, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hay’adda ka faalloota Xasaradaha Caalamka ee ICG ayaa qortay warbixin ay kaga hadlayso cabsi laga qabo dagaal dhex mari kara Somaliland iyo Puntland. Warbixinta ayaa qortay in labada dhinacba ay ciidan badan ku soo daabulayaan meel u dhow dhulka lagu dagaalamayo ee Tukaraq, iyaga oo albaabkana ka xidhay waan-waan ay Qaramada Midoobay wadday.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/PTaPR6aMj08
Berberatoday.com