berberatoday.com
Nuxurka Qodobbo Muhiim Ah Oo Lagaga Dooday Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Maanta Oo Khamiisa
June 28, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Kal-fadhigii 15-aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland yeeshaan, ayaa maanta si rasmi ah uga qabsoomay, xarunta qasriga Madaxtooyada Qaranka Somaliland ee Hargeysa.

Shirkan oo maanta ka qabsoomay hoolka shirararka golaha wasiirrada ee xarunta madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa waxa guddoominayey madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, iyada oo uu madaxweyne-ku-xigeenkuna goob-joog ka ahaa, waxana lagaga hadlay arrimo door ah oo ku saabsan amniga, iyo horumarka qaranka, waxana warbixin dhinaca amniga ah lagaga dhegaystay wasaaradda arrimaha gudaha.

Arrimaha kale ee shirkan lagaga hadlay, ayaa waxa kamid ahaa xaaladda xuduudaha bariga ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland iyo duullaanka lala dul-joogo shacabka deegaannadaas oo muddooyinkii ugu dambeeyey ay weerarro kaga imanayeen maamulka Soomaaliya, waxana shirka lagu muujiyey sida ay Somaliland u danaynayso nabadda iyo deris-wanaagga.
Sidoo kale, waxa uu shirku caddeeyey inay Somaliland ka go’an tahay sugidda xuduudaheeda iyo difaaca dhulkeeda, marnabana aanay weerar ku ahayn xuduudo dal kale, isla-markaana ay Somaliland beesha caalamka iyo dalalka deriskaba u xaqiijinayso Muhiiimadda nabadda iyo degenaanshaha.

 

Image may contain: 1 person, sitting, table and indoor
Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews