berberatoday.com
Xukumada Somaliland Oo Cafis Ufidisay Raysal Wasaare Kuxigeenki Hore Ee Dawlada Xamar Ridwaan Xirsi Maxamed Oo Hada Hargeysa Ku Sugan
June 28, 2018 - Written by berberatoday berberatoday

Hargeysa(Berberatoday.com)-Qoraal ka soo baxay dhowaan xafiiska Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahi Axmed ayaa waxaa cafis loogu fidiyay Ridwaan Xirsi Maxamed oo ahaa Ra’isul wasaare ku-xigeenkii hore iyo Wasiirka arrimaha Diinta & Awqaafta ka ahaa xukuumadii Ra’isul Wasaare C/wali Axmed Maxamed.

Waxaa lagu sheegay qoraalka in cafiska uu yahay mid uu fidiyay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo tixraacaya cafisyadii uu horey loogu sameyn jiray siyaasiyiinta Somaliland ee muqdisho kasoo laabta.

Xukumada Somaliland ayaa Ra’isul wasaare ku-xigeenkii hore ku eedeysay in mudo ah inuu ka soo horjeeday Qaranimada Somaliland, balse waxay sheegtay inuu hadda uu ka soo laabtay fikirkaas Markii shaqadii laga eryay ama Xukumadii uu katirsanaa dhacday.

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in cafiskan uu yimid ka dib markii Ra’isul wasaare ku-xigeenkii hore codsi arintaas la xidhiidha uu u dirsaday Xukumada Somaliland si uu ugu soo laabto magaalada Hargeysa iyo Dalka Somaliland ee uu dhalasho ahaan ka soo jeedo.

 Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews