Daawo Muuqalka”Saladiinta Beesha Habar Jeclo Oo Shir Uga Socdey Maalmihii Ugu Danbeeyey Hargeysa Iyo Qodobo Ay Soo Saareen
June 29, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Saladiinta Beesha Habar Jeclo uu u hogaaminaayo suldaankooda guud ayaaa waxaa u maalmihii ugu danbeeyey uu shir uga socday magaalada Hargeysa
Saladiinta ayaa waxaa ay shirkooda ka soo saaren dhawr qodob oo kala ah
1. Beeshu waxaa ay baaq u dirtay beelaha nabadeed u dirtay beelaha ku dagaalamahay deeganka Ceel Afweyn iyo sidoo kale dagaalka Tuko-raq ee Somaliland iyo Puntland .
2. Sidoo kale beeshani waxaa ay sheegen in madaxweynaha Somaliland ku taageersan yahiin nabadii uu ku baaqay ee colaada Tuko-raq