berberatoday.com
In Ka Badan 30,000 Kun Oo Arday Oo Ufadhiisanaya Maanta Itaxaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada Sare Iyo Dhexe Ee Somaliland
June 30, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guud ahaanba gobolada iyo degmooyinka Somaliland waxaa saaka si rasmiya uga bilaabmay imtaxaanaadka shahaadiga ah ee fasalada 4aad ee dugsiyada sare iyo fasalada 8aad ee dugsiyada hoose dhexe.

Image may contain: 1 person, sitting and indoor

 

 

Tirada imtaxaanaadka saaka ufadhiisanayasa ayaa dhan 9931 arday oo u fadhiisanaya fasalka afraad ee dugsiga sare, halka fasalka sideedaad ee dugsiga dhexena ay ufadhiisanayaan 18256 arday.

Guud ahaan goobaha imtaxaanaadku ka furmayaan ayaa dhan 214 goobood sida uu sheegay Guddoomiyaha Imtaxaanaadka Qaranka Somaliland Daa’uud Axmed Faarax.

Dhamaanba waxaa si nabada ugaadhay goobihii loodiray gaadiidkii siday shaqaalaha imtaxaanaadka ka shaqaynaya iyo qalabkoodiiba.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews