Daawo Muuqalka”Xildhibaan Reer Awdal Ah Oo Ka Ooyay Caddaalad-Darro Uu Ka Tirsanaayo Xukuumadda Muuse Biixi
July 1, 2018 - Written by Berbera Today
Borama(Berberatoday.com)-Xildhibaan Xasan Axmed Caynaan oo ka mid ah
Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Boorama ayaa xukuumadda Somaliland ku dhaliilay sida ay ugu gurmatay dadkii ay saamaysay duufaantii ku dhufatay gobollada galbeedka Somaliland, waxaanu la ilmeeyay cadaalad-darro uu sheegay inay ku kacday xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka
https://youtu.be/lAvTH0J5kFc?t=32
Berberatoday.com