Akhriso Qisada”Maxbuus Si La Yaab Leh Uga Baxsaday Xabsi Ku Yaal Duleedka Magaalada Paris Oo Uu Ku Xidhnaa
July 2, 2018 - Written by Berbera Today
France(Berberatoday.com)-Redoine Faid oo ah nin dambiyo badan galay oo caan ka ahaa dalka Faransiiska ayaa ka baxsday xabsi ku yaal duleedka magaalada Paris ee dalka Faransiiska isagoo ku baxsaday diyaarad helicopter ah.

Warbaahinta dalka Faransiiska ayaa shaacisay in Faid oo ah nin French-Algerian oo budhcad khatara looga aqoonsan yahay dalka Faransiiska uu markii labaad uu ka baxsaday xabsi uu ku xidhnaa