Daawo Muuqalka”General Morgan Oo Ka Hadley Dagaalka Tukoraq , Hanjabaad-na Usoo Diray Somaliland
July 2, 2018 - Written by Berbera Today
Nairobi(Berberatoday.com)-General Morgan ayaa waxaa uu ka hadley dagaalka Tuko-raq waxaana uu sheegay in dagaalkaas u uyahay mid ay Somaliland gardaro ku soo qaadey isla markaana uu ugu baaqayo in ay dib uga noqdaan deegankaas .
Sidoo kale Gen Morgan ayaa sheegay in gobalada Sool , Sanaag iyo Ceyn ay yahiin dhulka ay leedahay maamulka Puntland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/73-KtZq-Fv8?t=1
Berberatoday.com