Dawladda Sucuudiga Oo La Sheegay Inay Xayiraaddii Ka Qaaday Xoolaha Soomaalida
July 3, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Sucuudiga ayaa la sheegay inay xayiraadii ka qaaday xoolaha nool ee Soomaalida oo ay xayirtay sannadkii 2016 dabayaaqadiisii.
