berberatoday.com
Marwo Rooda Axmed Yasin Oo Madaxweyne Muuse Biixi Umagacaabay Xubin Sare Oo Gudida Komishanka Xuquuqal Insaanka Somaliland
July 3, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Xubin sare oo ka tirsan komishanka Xuquuqal Insaanka Somaliland Umagacaabay Marwo Rooda Axmed Yasin Diiriye oo kamida Haweenka Haldoorka ah ee kasoo jeeda Gobolka Saaxil islamarkaana ah siyaasiyad mudo dheer kusoo jirtay Saaxada siyaasada Somaliland oo katirsan Xisbil Xaakimka Kulmiye sidoo kalena kamid ahayd halyayadii dhaliyay Guusha Xisbiga Kulmiye gaar ahaan Gobolka Saaxil oo ay kamid ahayd Gudidii Kabaynka ee codka Tirada badan keenay tacabka Badana galiyay sidii Madaxweyne Muuse Biixi Dalka uhogaamin lahaa kursiga Dalka Ugu Sareeyana ugu fadhiisan lahaa.

Marwo Rooda Axmed Yasin Diiriye oo ah shaqsiyad firfircoon oo caan ka ah gayiga Somaliland ayaa hore usoo noqotay Gudoomiyihii Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil xiligii uu aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ahaa Musharax Madaxweynaha Xisbigaasi, waxaanay caan kutahay Rooda Axmed Yasin udoodida dadka Jilicsan Kuwa la dilmiyo iyo Ku adimaada Xaqa oo ay caan kutahay Markasta ku hadasho wixii jira ee dhinac walba ah iyada oo aan ka gaban.

Marwo Rooda Axmed Yasin ayaa kamid noqon doonta 7 xubnood oo Madaxweyne Muuse Biixi cabdi Maanta Umagacaabay Gudida Sare ee Komishanka Xuquuqal Insaanka Somaliland.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews