“Muuse Biixi Anagu Madaxweyne Uma Aqoonsanin…” Boqor Raabi”Daawo Muuqal
July 3, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Boqor Raabi oo ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in aaneyMuuse Biixi Cabdi u aqoonsaneen madaxweynaha Somaliland .
Sidoo kale Boqor Raabi ayaa cadeeyey sababta ay beelaha Jeegtanta ugu casuumi waayeen gabo gabadii shirkii Garxajis
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/DK65hncveyI
Berberatoday.com