Daawo Muuqalka”Maareyaha Haayada Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdillahi Oo Qaabilay Wefti Caalamiya Oo Usocda Maalgashi Ay Ku Sameeyaan Dalka Iyo Nooca Maalgashigu Uu Yahay
July 4, 2018 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Mareeyaha Haayada Dekaddaha Somaliland Siciid Xasan Cabdillahi Oo ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Sare Oo Ka Socday Shirkado Maalgashi Oo laga Leeyahay Dalalka Biljamka iyo Naderland Ee Qaarada Yurub
Kuwaasi Oo u Jeedkoodu Daranaa Hirgalinta Dekadd Cusub Oo u dhawaan Madaxweynaha Somaliland Dhagax dhigi Doono Dekadaasi Oo ah mid Lagu Dayactiri doono Maraakiibta Waa weyn ee u kale Gooshta Dunida, gaar ahaana Kuwa Isticmaala Biyaha Badda Cas , Dekaddaasi uu mareeyuhu Tilmaamey inay tahay Tii ugu Horeysay Ee laga Dhiso Mandaqada ay Somaliland kaga taalo Dunida.