Dawlada Itoobiya Oo Waraaq Dhaqdhaqaaq Siisay Cabdikariim Qalbi Dhagax
July 4, 2018 - Written by Berbera Today
Addis Ababa(Berberatoday.com)- goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in Sarkaalka ONLF Cabdikariin Qalbi dhagax lasiiyay warqad uu maalmahaani ka sugaayay dowlada Ethiopia.

Warqadaani oo dhanka dowlada kasoo baxday saacado ka hor ayaa la xaqiijiyay inay ku soctay dhammaan Hay’adaha amaanka iyo maamulka Garoomada diyaaradaha Ethiopia.