Daawo Muuqalka”Dawlada Qatar Oo Dekad Cusub Ka Dhisaneysa Somaliya Iyo Halkay Ku Taalo
July 5, 2018 - Written by Berbera Today
Moqdisho(Berberatoday.com)- Wafdi ka socda dawladda Qatar ayaa maanta booqasho ku tagey magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug.
Wafdigan ayaa wararku sheegayaan inay danaynayaan maalgashi la xidhiidha dekedda magaalada Hobyo.
