berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Hooyo Waayeela Oo Reer Berbera Ah Oo Ku Dhawaaqday Inay Tahriibi Doonto Hadii Ay Xukumadu Waxba Ka Qaban Weydo Sicir Bararka Dalka Aafeeyay Oo Ganacsi Yar Oo Ay Lahayd Ka Sahayday
July 5, 2018 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Hooyadan oo kamida shacabka reer berbera ayaa Sariibada weyn ee Berbera agagaarkeeda ku iibin jirtay Joonyad Maryaha Huudhaydhka ah waxaanay sheegtay inay kacday oo aan hada gacanta waxba Ku haynin oo Sicir Bararka dalka Ka Jiraa ka sahayday Waxoogaagii yaraa ee ay Huudhaydhkaas caruurteeda uga soo saari Jirtay Masaariifta waxaanay hooyadani sheegtay inay dalka Ka tahriibi doonto hadaan wax laga qabanin Sicir Bararka Dalka aafeeyay  guud ahaan Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Hooyadan oo ka hadlaysa xaalada Sicir Bararku gaadhsiiyay iyo samaynta uu Bulshada Ku Keenay.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews