Ra’isal Wasaaraha Ethiopia Oo Weli Ku Guddo Jira Isku Shaandhaynta Xukuumadiisa Iyo Saraakiil Ciidan Uu Xilalkii Ka Qaaday
July 5, 2018 - Written by Berbera Today
Addis Ababa (Ilays-News):- Dowladda Itoobiya ayaa shaqada ka Caydhiyay shanta taliye ee ugu sarraysa xabsiyada dalkaasi.

Xeer ilaaliyaha guud ee Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in Ra’iisul wasaare Abiy Axmed uu shantaasi sarkaal uu ku baddalay saraakiil cusub oo hoggaamin doono maamulka xabsiyada Itoobiya.