Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Qaranka Somaliland Oo Xilala Cusub Magaacbey
July 5, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Qaranka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan ayaa Xilala Cusub Magaacbey kuwaas oo ah agaasimayaal waaxeedyo iyo shaqaale hoosaad Wasaaradaasi yeelan doonto
Berberatoday.com