Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo La Sheegay Inuu Lacag Cusub Soo Daabacdey Iyo Wakhtiga Ay Hargeysa Soo Gaadheyso
July 6, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Baanka Dhexe ee Somaliland ayaa waxaa ay warar xog ogaal ah oo soo gaadhay shabakada Ilaysnews.com ay sheegayaan in uu soo daacadey lacag cusub.

Lacagtaas ayaa xogaha ay Ilaysnews.com heshay sheegayaan in ay baanka dhexe ee Somaliland oo ku yaala magaalada Hargeysa ay soo gaadhey shalay duhur nimadii abaaro 12 Duhur nimo .