Daawo Muuqalka”Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Shirki Garxajis, Muxuuse Ka Yidhi
July 6, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cal Waraabe ayaa waxaa uu sheegay inxiligii doorashada ay labada xisbi ee Waddani Iyo Kulmiye ay ka baxeen xayn daabkii siyaasada .
Faysal ayaa sheegay in ay taasi sabab u noqotey in labadii xisbi Maanta uu midna Buurta Gacan Libaax Fadhiisto midna uu Madaxtooyada fadhiistoHalkan
Hoose Ka Daawo Muuqaalka
https://youtu.be/rIodUNRSEsI?t=2
Berberatoday.com