berberatoday.com
Dawlada Shiinaha Oo Jabuuti Ka Furaysa Aag Ganacsi Oo Xor Ah Qiimaha Lacagta Ku Baxaysa Oo Lagu Sheegay 7 Bilyan Oo Dollar
July 6, 2018 - Written by Berbera Today

Jabuuti(Berberatoday.com)-Wajiga koowaad ee Shiinaha maanta uga furtay dalka Jabuuti aag ganacsi oo xor ah ayaa noqonaya midkii ugu horreeyay ee u ka furto qaaradda Afrika.

 

 

Aaga gancsiga xorta ah ayaa gaaraya ilaa 50 kilomitar oo isku wareeg ah kaaso noqonaya bakhaar lagu xareeyo badeecadaha iyo alaabaha la dhoofinaya.

Waxaana la filaaya in aaga ganasiga xorta ah la geliyo ganacsi uu ku kacayo 7 bilyan oo doolar muddo 2 sanno ah iyo inuu dadka deegaanka siiiyo ilaa 15,000 oo fursado shaqo ah.

Dalalka deriska ah ayaa badeecadaha loo soo dhoofiyo soo marsadaa dekedda Jabuuti sida Itoobiya.

Aagan xorta ah uu Shiinaha maanta ka furtay dalka Jabuuti wuxuu ka qayb yahay qorshaha cusub uu Shiinaha ku maalgelinaya ilaa 60 dal.

Shiinaha ayaa saldhig military ku leh Jabuuti.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews