berberatoday.com
Mudaharaad Xoogan Oo Iminka Ka Socda Magaalada Dila Ee Gobalka Awdal Iyo Sababta Keentay
July 6, 2018 - Written by Berbera Today

Borama(Berberatoday.com)-Dadweynaha magaalada Dilla ee gobolka Awdal ayaa iskugu soo baxay mudaharaad ay kaga soo horjeedaan xadhig loo gaystay wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Cabdishakuur Aw Cali Buux (Gacmoole) kaas oo ay ciidamada boolisku ku xidheen magaalada Boorama.

Cabdishakuur Aw Cali Buux ayey wararku sheegayaan in lagu eedeeyey inuu ka tirsan yahay koox dhalinyaro ah oo shaqo joojin ku samaysay cagafyo ay xukuumadu leedahay oo beero ka qodayey banka Wajaale.

 

 

Mudaharaadka ay dhigayaan dadweynaha degmada Dilla ayaa ka dhashay ka dib markii la sheegay in muwaadinka la xidhay loo qaadayo magaalada Hargeysa, isla markaana uu halkaas ku xidhnaan doono.

Dadweynaha degmada Dill0a ayaa xidhay jidka isku xidha magaalooyinka Hargeysa iyo Boorama , kuwaas oo is hortaagay gaadiidkii u kala gooshayey labada magaalo.

Warka ayaa sheegaya in gaadiidka u kala baxayey Boorama iyo Hargeysa ay ilaa hada ku xaniban yihiin jidka degmada Dilla, iyada oo aanu jirin wax khasaare ah oo ilaa hada ka dhashay

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews