Ma Ubaahantahay Guri Fillo Ah Oo Qalabaysan Oo Xeebta Batalaale Ee Berbera Ka Dhisan Oo Kiro Ah+Daawo Sawirada
July 7, 2018 - Written by Berbera Today
BUSHAARO.
GURI QASRI AH OO LOO DHMAYSTIRAY WIXII AGABA EE IBNA,AADAN ANFACA , IYO QALAB CASRIA AHBA, KUNA YAALA XEEBTA BATALAALE BIIJ BERBERA AYAA KIRO U JOOGA ,
GURIGAN WAXA UU LEEYAHAY AFAR HURDO, OO AC GII KUUGU RAKIBAN YAHAY,
LABO FADHI,
LABO QOL OO SHAQAALAHA AH,
QOLKII WASHMAANKA,
DAARAD WAYN OO ILLAA TOBAN BAABUUR KUU GALAYSO
SADEX MUSQULOOD OO DHMAYS TIRAN,
GURIGAN DHINACA BADA CIDI KAAMA XIGTO,