War Deg Deg Ah”Qarax Xoogan Oo Iminka Ka Dhacay Magaalada Moqdisho Iyo Xaruntii Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Gudaha Loo Galay + Sawiro
July 7, 2018 - Written by Berbera Today
Moqdisho(Berberatoday.com)-Qarax xooggan ayaa goor dhow laga maqlay magaalada Muqdisho, kaasoo ahaa mid jugtiisa laga maqlay magaalada oo dhan.
Qaraxa oo daqiiqado ka hor dhacay ayaa waxaa bilowday rasaas culus oo u muuqata kuwo la is weydaarsanayo.
Qiic iyo uuro ayaa cirka isku shareertay, waxaana qaraxan uu ahaa mid si guud ah magaalada u gilgilay
