Xukumada Somaliland Oo Si Kulul Uga Hadashey Taliyihii Aaga Taleex Oo Puntland Dishay , Wacad-na Ku Martey Inay U Aari Doonto
July 7, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada biyaha Somaliland Md Saleeban Cali Koore , Xildhibaan Dhakool iyo Xildhibaan Indho Indho ayaa waxaa ay si kulul uga hadleen taliyihii aaga Taleex oo ay sheegen in Ciidamada Puntland ay dileen ka dib markii ay jid gooyo u galeen .
Sidoo kale Masuulyiintan ayaa waxaa ay wacad ku mareen in ay u aari doonan sarkaalkaas laga dilay maanta
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/livXJ-oVmBQ
Berberatoday.com