Daawo Muuqalka”Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Seylici Iyo Wafti Balaadhan Uu Hogaaminayo Oo U ambabaxay Colaada Dabada Dheeraatay Ee Ceel Afweyn
July 8, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa ka ambabaxay magaalada Hargeysa iyagoo ku sii jeeda deegaanka Ceel-afweyn ee ay ka taagan tahay collaadda u dhaxaysa labada beelood ee walaalaha ah.
Halkan hoose ka DAAWO
https://youtu.be/jOAgCPOzOkk
Berberatoday.com