“Ina Camey Iyo Gaas Dagaalka Tuko-Raq Muddo Kordhin Ayay Ku Rabaan ..” Gudoomiye Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax”Daawo Muuqal
July 8, 2018 - Written by Berbera Today
Laascaanood(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Baarlamaan Somaliland Baashe Maxamed faarax oo maanta gaadhey jiida Hore ee Tuko-raq ayaa waxaa uu sheegay in Madaxweyne Gaas iyo ku xigeenkiisu ay dagaalka Tuko-raq ujeedka ay ka leeyihiin uu yahay sidii ay muddo kordhin u heli lahayeen
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/qiMjGgQDT2c
Berberatoday.com