Raysal Wasaaraha Itoobiya Ahmed Abiy Oo Goor Dhaweyd Ka Degay Caasimada Eretria Ee Asmara Iyo Qaabkii Loo Soo Dhaweeyey + Sawiro
July 8, 2018 - Written by Berbera Today
Asmara(Berberatoday.com)-Raysal Wasaaraha dalka Itoobya Dr Abiy Ahmed ayaa waxaa uu goor dhaweyd ka degay caasimada dalka Eretria Ee Asmara .
Raysal wasaaraha ayaa waxaa garoonka diyaaradahaku soo dhaweeyey Madaxweynaha dalka Eretria Asias afawerk

Waa booqashadii ugu horeysay oo rai’sul wasaare ka socda Itoobiya uu ku tago dalka Eritrea muddo 20 sano ah.