Safiirka Safarada Somaliland Ee Itoobiya Oo Hargeysa Ku Sugan , Safiir Ku Xigeenkii Oo UK Jooga Iyo Safaarada Oo Xidhan Alabaabaduna Ulaaba Yihiin Xili Isbedelo Ka Socdaan Dalkaasi+Daawo Sawirada
July 9, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guuud ahaan mudooyinkii ugu danbeeyey waxaa dalka Itoobiya ka socdey isbedelo xoogan kuwaas oo sameynku leh guud ahaan dalalka Geeska Africa .

Sidoo kale Somaliland ayaa ah dal xad balaadhan la leh dalka Itoobiya isla markaana isbedeladaasi ay sameyn ku yeelan karaan .
