Haayada Dhawrista Tayda Badeecadaha Somaliland Oo Amartay Inaan Dekeda Laga Soo Saari Karin Karin Badeecadah Isugu Jirta Daqiiq Iyo Sonkor Qoyan Oo Ganacsato Somaliland Ahi Keeneen
July 10, 2018 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Hay’adda Dhawrista Tayada Somaliland ayaa Dekeda magaalo ganacsiyeedka Berbera Ku qabatay markab sida Daqiiq iyo Sonkor Xumaatay Alaabta oo intii u markabku Badda Ku soo jiray si xad dhaafa u soo qoyday islamrkaana xumaatay oo ur samaysay ayaa awaxay haayada dhawrista tayada Somaliland amartay in aan dalka la soo galin karin maadama oo badeecadani xumaatay oo xanuuno laga qaadi karo islamarkaana aan haba yaraate iib gali karin.