Kulanka Faransiiska Iyo Belguim Ee Caawa Iyo Saadaasha Bisad
July 10, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa ay saacado innaga xigaan kulanka xiisaha leh ee u dhexayn doona France iyo Belguim kana tirsan semi-faynalka koobka adduunka Russia 2018.
Labada xul ayaa si weyn u doonaya in ay iska xaadiriyaan finalka koobka adduunka kadib qaab ciyaareed fiican oo ay soo bandhigeen ilaa haatan tartanka.
Bisada mucjisada ah ee Achilles ayaa saadaalisay kulanka caawa guushu raaci doonto iskana xaadirin doona Finalka koobka adduunka Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan.