Laba Wasaaradood Oo Ku Gacan-saydhay Dalab Golaha Guurtida Somaliland Udiray!
July 10, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida jogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxa ay sheegeen in qaar ka mid ah masuuliyiinta Wasaaradaha Maaliyada iyo Arimaha Gudaha ay ka gaws adaygeen oo aanay soo xaadirin kulan ay la yeelan lahaayeen.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan
https://youtu.be/FxL8vIKuGkQ
Berberatoday.com