Christiano Ronaldo Oo Si Rasmi Ugu Biiray Kooxda Juventus Iyo Qiimaha Lagu Iibsaday, Mushaharka Uu Qaadan Doono
July 11, 2018 - Written by Berbera Today
London(Berberatoday.com)-Kooxda Juventus ayaa si rasmi ugu guulaysatay inay heshiis la gaadho ciyaaryahanka Christiano Ronaldo oo ku soo biiraya.
Kooxda Juventus ayaa qiime gaadhaya £88m ku iibsanaysa laacibkan ka dib markii ay maamulka kooxda Real Madrid ogolaadeen inuu tagi karo.
