Maxamud Maxamed Jaamac(Dhega Weyne)Oo Xaflad Weyn Berbera Ku Qabsaday Kuna Shaaciyay Inuu Utaaganyahay Doorashada Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Berbera+Daawo Sawirada
July 11, 2018 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Iyadoo ay Inagu Soo Fool Leeyihiin Labada Doorasho ee Isa Saaran ee Golayaasha Degaamada Somaliland iyo ta Baarlamaanka Ayaa Durba waxaa ka Biloowday Berbera Dhalinyaro Isku Diyaarinaysa in ay Si Miisaan Leh Uga qaybqaataan Doorshooyinkaa waxaana Saaka Magaalada Berbera xaflad Ilyartu is qabatay Loogu qabatay Maxamuud Maxamed Jaamac(Dhegaweyne) oo kamida dhalinyarada Berbera ee Aqooyahaynka ah waxaanu isku Sharaxay Xildhibaan Golaha Degaanka ah ee Berbera.