“Siyaasadu Maaha Buskud Iyo Keeg Ayaa Hadyad Laguu Siinayaa Way Turun Turooyin Badan Tahay .Waxaanan Ahay Nin Dulqaadkeeda Leh, Codkana Anigu Qabiil Ka Doonimaayee Bulshada Gobolka Saaxil Oo Dhan Ayaan Marti Uga Ahay Inay Isiiyaan”Maxamud Dhegoweyne Oo Shaaciyay Inuu Yahay Musharax Utaagan Doorashada Golaha Deegaanka Berbera”Daawo Muuqaal
July 11, 2018 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-“Siyaasadu Maaha Buskud Iyo Keeg Ayaa Hadyad Laguu Siinayaa Way Turun Turooyin Badan Tahay .Waxaanan Ahay Nin Dulqaadkeeda Leh, Codkana Anigu Qabiil Ka Doonimaayee Bulshada Gobolka Saaxil Oo Dhan Ayaan Marti Uga Ahay Inay Isiiyaan”Maxamud Dhegoweyne Oo Shaaciyay Inuu Yahay Musharax Utaagan Doorashada Golaha Deegaanka Berbera”Daawo Muuqaal