Xulka Qaranka France Oo Iska Xaadiriyay Finalka Koobka Aduunka+Daawo Sawiro
July 11, 2018 - Written by Berbera Today
Moscow(Berberatoday.com)-Xulka qaranka France ayaa u soo baxay finalka koobka aduunka kadib markii ay 1-0 ku khaarajiyeen Belgium.

Samuel Umtiti ayaa noqday geesiga xulka France kadib marii uu dhaliyay goolka kaliya ee uu xulkiisu ku garaacay Belgium isla markaana ay ugu soo baxeen finalka koobka aduunka.