Halkan Ka Akhriso”Xiliga La Ciyaarayo Finalka Koobka Aduunka
July 12, 2018 - Written by Berbera Today
Moscow(Berberatoday.com)-Xulka qaranka Croatia ayaa xalay guul ka gaadhay dhigiisa England oo ay wada ciyaareen Semi final-ka koobka adduunka.
Croatia ayaana la ciyaaraysa Final-ka koobka adduunka xulka qaranka France oo habeen hore guul ka gaadhay Belgium.
