Daawo Muuqalka”Xisbiga UCID Oo Sheegay In SIyaasadii Arimaha Dibada Somaliland Ay Fadhiid Tahay
July 12, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharaxii madaxweyne ku xigeen ee xisbiga Waddani Axmed Cabdi Muuse Abyen ayaa waxaa uu sheegay in siyaasadii arimaha dibada Somaliland ay tahay mid fadhiid ah