Daawo Muuqalka” Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Hargeysa Ku Casuumay Cabdikariim Qalbi Dhagax
July 14, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu sheegay in uu magaalada Hargeysa uu ku caasumaayo Cabdikariim Qalbi Dhagax oo uu sheegay in dawlada Somaliya iyo Farmaajo ay u dhibeen dawlada Itoobiya .
Sidoo kale Gudoomiye Faysal ayaa ka hadley Dagaalada Ceel Afweyn , Tukoraq , waxaana uu soo dhaweeyey isbedelada ka socda dalka Itoobiya .
Faysal ayaa sidoo kale Faysal ayaa nasiib daro ku tilmaamay in madaxwenaha kilalka shanaad uu yidhaahdo dhibtii kililka ka dhacdey qof baa masuul ka ahaaa