Xildhibaan Reer Awdal Ah Oo Sheegay In Xildhibaanada Gobalkoodu Maanta Qaadacayaan Soo Jeedin Uu Madaxweynuhu U Gudbiyay Wakiilada
July 14, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaanada ka soo jeeda Gobolada Awdal iyo Salel, ayaa maanta iskugu imanaya shir nuxurkiisu yahay inay ka tashadaan Wareegto ay sheegeen in uu Madaxweynuhu u soo gudbiyey Shirgudoonka Golaha Wakiilada oo ah in Doorashada sideedii hore lagu galo.
