berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Ergadii Garoowe Utagtay Nabadaynta Colaada Putland Iyo Somaliland Oo Hargeysa Ku Soo Laabatay Iyo Qodobo Ay Sheegeen Inay Isla Soo Gaadheen Madaxda Dhaqanka Putland
July 15, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa maanta magaalada Hargeysa dib ugu soo laabtey ergo ka kooban 7 xubnood oo muddo afar maalmood ah ku maqnaa magaalada Garoowe ee maamulka Puntland isla markaana halkaas u tagay sidii wax looga qaban lahaa dagaalka Tuko-raq.

Xubnahan oo saaka ka soo degay madaarka Hargeysa ayaawaxaa ay warbaahinta u shaaciyeen qodobo ay sheegen in ay isla qaateen masuulyiin dhigooda ah ee reer Garoowe ahkuwaas oo ah

 

 

1.In la wado geedi socodka Nabada lana bad baadiyo dhiiga dadka walaalaha ah waxii khilaaf ah ee jira-na wada hadal iyo nabad lagu dhameeyo

2.In laga fogaado wax walba oo sii abuuraya kala fogaansho iyo is naceyb sida wararka la isku mariyo warbaahinta

3.In dadka laga wacyi galiyo isir naceybka iyo kala guurka Soomaali nimo

4.In Somaliland iyo Puntland ka wada shaqeeyaan in la is weydaarsado waxii maxaabiis la kala hayey

5.In laga shaqeeyo sidii labada madaxweyne isku arki lahayeen una wada hadli lahayeen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews