berberatoday.com
Dawladda Jabuuti Oo Hirgelinaysa Tamarta Laga Dhaliyo Uumiga Iyo Cadadka Dhaqaalaha Ku Baxaya
July 15, 2018 - Written by Berbera Today

Jabuuti(Berberatoday.com)-Dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa hirgelinaysa Tamarta laga dhaliyo Uumiga Dhulka hoostiisa ku jira.

Mashruucan oo lagu qodayo saddex ceel oo laga soo saarayo tamarta uumiga ee dhulka hoostiisa (Geothermal) ayaa waxaa fulinaya shirkad laga leeyahay Dalka Iceland, waxaana ku baxaysa 45 Malyan oo Dollar.

Saddexda Ceel ayaa ku yaalla deegaanka Fiicanle.

Wasiirka dhaqaalaha iyo miisaaniyadda ee Jabuuti, Ilyaas Muuse Dawaale, ayaa sheegay in uu muhiimad gaar ah u leeyahay mashruucan dalkiisa, gaar ahaan xilligan oo tamarta nadiifka ah ay dunidu aad u danaynayso.

Madaxweynaha jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Mashruucaas xadhigga ka jaray Arbacadii Shalay.

Warja Jabuuti

Waxaa la filayaa in tamarta korantada ee saddexdaas Ceel ay daboosho 25% baahida korantada ee Jabuuti ka jirta.

Sannadka 2020, Jabuuti waxay filaysaa in 100% korantada ay isticmaalayso laga dhalin doono uumiga ka soo baxa dhulka hoostiisa.

Jabuuti oo ah dal ay dadkiisu ka yar yihiin hal milyan oo qof ayaa aad ugu tiirsan tamarta korantada oo iminka qaali ah.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews