berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Proffesor Ismaaciil Hure Buubaa Oo Ka Hadley Kulankii Uu Muuse Biixi La Yeeshay Iyo Arimihii Ay Ka Wada Hadleen + Muuqaal
July 16, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof Ismaciil Hurre Buubaa ayaa waxaa uu maanta markii ugu horeysay uu faah faahin ka bixiyey kulan uu dhawaan qasriga madaxtooyada kula yeeshay madaxweyne Muuse Biixi .

Prof Buubaa ayaa sheegay in madaxweynaha ay ka wada hadleen shan qodob oo kala ah .

 

 

1.Dagaalka Tuko-raq .

2.Dagaalka Ceel Afweyn

3.Shirkii Garxaajis

4.Wada hadalka Somaliland Iyo Somaliya

5.Isbedelada Geeska Africa ka socda gaar ah ahaan isbedelka Itoobiya ka socda

Sidooo kale Prof Buubaa ayaa carabka ku dhuftey in madaxweynuhu ka codsadey inuu arinta Tuko-raq dhex dhexaadin ka galo oo uu la kulmo siyaasiyiinta reer Garoowe ee ay aqoonta isku leeyihiin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/eeD31t7bECQ?t=38

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews