berberatoday.com
Ismaaciil Buubaa. Najaas Aan Daahirin W/Q Ahmed Jama Hassan Bristol Uk
July 17, 2018 - Written by Berbera Today

“Ismaaciil Buubaa. Najaas aan daahirin”

Ismaaciil oo ku caan baxay xeeladaha khiyaamada wadankiisa Somaliland oo la ogyahay fidmadii iyo dagaaladii intuu ka dhex qarxiyay magaalada Hargeysa dadka walaahaha ah ee wada daga uu hadana ucararay Muqdisho 1994 ,ayaa waxa la yaab leh maxishoode Ismaaciil Buubaa inuu isla soo taagay warbaahinta dalka waxa dhibaatooyin ugaystay oo dagaaladaasi ka danbeeyay Madaxweyne Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahi Cigaal Iyo Madaxweyne Axmed Siilanyo.

Wuxu sheegay Ismaaciil Buubaa in Madaxweyne  Muuse Biixi uu sii wado wuxuu ku tilmaamay dhibaatooyinkii Cigaal Iyo Siilanyo abuureen. Somalidu Waxay tidhaahdaa Nijaastu Ma Daahirto Taas waxa ka dhigan Ismaaciil Hure Buubaa oo ah khaayinal wadanka Koowaad ee khiyaameeyay qaranimada Madax banaanida Somaliland ee kontonka kun ee shahiid usoo dhinteen magaalooyinka dhana loo burburiyay.

Wuxuu Ismaaciil Buubaa noqday Raysal Wasaare kuxigeenka Somaliya ee dawladii Carta Lagu soo dhisay wuxuu meel walba oo fagaarayaasha qaramad Midoobay isla soo taagay midawga Afrika iyo Jamaacada Carabta yaan la aqoonsan Somaliland.

Ismaaciil Buuba Mar labaad dawladii Cabdilaahi Yusuf ee Somaliya wuxu ka noqday wasiirka Arimaha Debeda,waana ninkii kusoo hogaamiyay Muqdisho ciidamada Itoobiyanka ee xasuuqay shacabka Hawiye ee aanu walalaha nahay.

Ismaaciil Buubaa wuxuu ku haystaa Marxuum Madaxweyn Cigaal iyo Siilanyo maxaad qaranimada Somaliland dhidibada ugu aasteen?Maxaad ugu samayseen Somaliland Calan ugaar, ciidan ugaara, Lacag ugaara, iyo distuur uguura.

Ugu danbayntii Ismaaciil buubaa-yaw waadigaa is keenay bananka  adigoo tiriig site,e halkaad isqarin lahayde ee edebsan lahayde dee fagaauruhu inoo furan.

Waakan Ismaaciil Hure Buubaa Oo Ceeb Iyo Cambarayn aan qabanayn la daba taagan Madaxweyne Marxuum Cigaal Iyo Axmed Siilanyo Bal Ila Daawada waxa uu Ku hadlaayo Ma Xishoode Buubaa

 

 

 

 

Ahmed Jama Hassan

Bristol  Uk

Caysane@gmail.com

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews