Madaxweyne Biixi Oo La Sheegay Inuu Socdaal Ku Tegayo Addis Ababa, Lana Soo Kulmi Doono Raysalwasaaraha Itoobiya –
July 18, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa inuu safar ku tago magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
